Dibed-baxyo looga horjeedo Maamulka Puntland oo ka ka dhacay gobolka Bari (Sawirro)

Dibed-baxyo looga soo horjeedo maamulka Puntland laguna diidan yahay xariga guddiga dhismaha wadada Boosaaso ayaa ka dhacay degaano ka tirsan gobolka Bari. Degaanada ay ka dhaceen dib baxyada ayaa waxaa ka mid ah degaanka Carmo oo maanta ay iskugu soo baxeen shacab ka kooban qeybaha bulshada oo muujinayey dareenkooda ku aadan sida ay uga xun … Continue reading Dibed-baxyo looga horjeedo Maamulka Puntland oo ka ka dhacay gobolka Bari (Sawirro)